WARARKA

Wakiilka Qaramada Midoobey ee Somaliya oo Maanta Kismaanyo Kula Kulmay Masuliyiinta Maamul Goboleedyada

Wakiilka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya danjire Micheal Keating ayaa kulan Magaalada Kismaayo kulan kula yeeshay Madaxda maamul goboleedyadda. Madaxweynayaasha maamul goboleedyadda ayaa ku sugan Magaalada...

Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida oo Xukuno Kala Gedisan Ku Riday Eedeysanayaal

Maxkamada ciidamada qalabka sida ayaa waxaa ay xukun ku riday Maxamed Cabdullahi Cadow, Weris Maxamed Cumar, Xasan Cali Maxamuud iyo Aadan Muuse Cadaawe ayagoo...

Maddaxweyaha oo Maanta Ka Qeyb Galay Furitaanka Madasha Iskaashiga Shiinaha iyo Africa

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qayb galay furitaanka wada-hadallada heerka sare ee Madasha Iskaashiga Shiinaha iyo Afrika (FOCAC) oo ay...

Maddaxweynaha Dowlada Federaalka Somaliya oo Tacsi u Diray Gudoomiyaha Baarlamaanka

Madaxweynaha Dowlada Federaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi u diray guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan oo hooyadiis...

Dhegeyso: Maamulka Gobolka Banaadir oo Ka Warbiyey Qarixii Maanta lala Beegsaday Xarunta Degmada Howlwadaag

Maamulka Gobolka Banaadir,Kan Degmada Howlwadaag, Saraakiil Ciidan iyo Dad weyne Fara badan ayaa waxay tegeen Qaraxa kadib Xarunta Degmada Howlwadaag ee Muqdisho. Afhayeenka Maamulka Gobolka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img