WARARKA

Baarlamaanka Dowlad Deegaaneedka oo Maanta Ansixiyey In La Bedelo Calanka Laguna Bedelo Kii Hore

Baarlamaanka Dawlad deegaanka Soomaalida ayaa maanta ansixiyey go’aanno masiiri ah oo la hadal hayey tan iyo markii la magacaabay madaxweynaha cusub, Mustafe Muxumad Cumar...

Daawo Sawir uu Amin Ka Sameeyey Shariif Xasan iyo Kooxda Qaran Dumis ee ku Shirsan Kismaanyo

Amiin Camir ayaa maanta bogiisa waxaa uu kasoo qaatay khilaafka ka dhex alosan maamul goboleedyada iyo mowqifka shariif uu ka damacsanaa meesha inuu ka...

Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Dowlada Federaalka oo Kulan La Qaatay Xubno Ka Socda Midowga Yurub

Wasiirka wasaarada waxbarashada xukuumadda federaalka Soomaaliya Cabdulaahi Goodax Barre ayaa kulan la qaatay madaxa waaxda horumarinta adeegga bulshada Midowgga Yurub gaar ahaan Soomaaliya Mr,...

Somaliya, Itoobiya Iyo Eritrea oo Wada Saxiixday Heshiis 3 Geesood ah

Dalalka Soomaaliya Itoobiya iyo Eritrea ayaa heshiis ku kala sixiixday magaalada Asmara ee caasimadda dalka Eritrea. Heshiiskan ayaa waxa uu dhigayaa in Soomaaliya, Eritrea iyo...

Gudoomiyaha Degmada Xamar Weyne oo Shaqada La Eryey Kadib Kolkuu Xukumada Kheyre Ku Eedeyey Musuqmaasuq

Warqad ka soo baxday Kusimaha Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna guddoomiye ku xigeenka dhinaca Maaliyadda Gobolka Banaadir ayaa waxaa Shaqadii looga joojiyey Guddoomiyaha degmada Xamarweyne...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img