WARARKA

Aqriso: Warsaxaafadeed Kasoo Baxay Golaha Aqoonyahanada Koonfur Galbeed

kulan ay isugu yimaadeen Golaha Aqoonyahanada Koonfurta Soomaaliya ee dalka iyo dibadda ayaa waxaa ay waxay walaac iyo wal-wal ka muujinaayaan habsami u socodka...

Maamulka Shariif Xasan oo Ku Dhawaaqay Gudiga Doorashooyinka

Warqad qoraal ah oo kasoo baxday xafiiska gudoomiyaha baarlamaanka maamulka konfur galbeed ayaa lagu soo bandhigay baraha bulshada iyo weliba warbaahinada qaar, Warqadaasi oo...

Ciidamada Amniga ee Maanta Wadooyinka Xiray oo Dacwad Laga Gudbiyey

Xildhibaanada Baarlamaanka Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa walaac ka muujiyay handadaad iyo rasaas ay kala kulmeen Ciidamada dowladda Soomaaliya ee maanta xiray inta badan wadooyinka...

Wadada Maka Al Mukarama oo Maanta u Xeran Sababo La Xiriira Amniga

Ciidamada Amniga ayaa saaka joojiyey isticmaalka Wadada Maka Al Mukarama Ee Magaalada Muqdisho, kuwaas oo diiday inay gaadiidka halkaasi isticmaalaan. Wadada ayaa waxa xirnaashiyaheeda aad...

Alshabab oo Xaley Weerar Ku Qaaday Bar Kontrol oo Ku Taala Degmada Jowhar

Xoogag ka tirsan Ururka Al Shabaab ayaa xalay saq dhexe waxa ay weerar kedis ah ku qaadeen bar Kontarool oo ku taalla dhinaca Koonfureed...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img