WARARKA

Maxkamada Ciidanka Qalabka-sida oo Maanta Xukun Dil Ah Ku Riday Eedeysan Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan

Maxkamada derajada koowaad ee xciidanka xooga dalka ayaa xukuno kala gedisan ku riday eedeysanayaal kala ah Xasan Geedi Cabdulle, Maslax Maxamuud Cali iyo Cabdiraxmaan...

Xildhibanada Ku Sugan Magalada Cadaado oo Maanta Doortay Madaxweyne

Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha ee maamulka Galmudug Axmed Maxamed Xasan (Axmed Baasto) ayaa lagu doortay magaalada Cadaado ka dib markii xildhibaanada ku sugan...

Wasiirka Wasaarada Maaliyada oo Maanta La Kulmay Wasiir Ka Tirsan Dowlada Ingiriiska

Wasiirka maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, C/raxmaan Ducaale Beyle, ayaa Magaalada London ee Dalka Ingiriiska kula kulmay madax ka tirsan Dowladda Britain. Wasiir Beyle ayaa sheegay...

Aqriso: Xukuumada oo Ka Hadashay Weerar Ka Dhacay Degmada Xarardheere

War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaarada Warfaafinta dowlada Soomaaliya ayaa looga hadlay duqeyn dhawaan ka dhacday deegaan kuyaala duleedka Degmada Xarardheere ee gobolka Mudug. Dowlada War saxaafadeedka...

K/GALBEED KAMA SOO SOCOTO DOORASHO XAQ & XALAAL AH, WAXAANA LOO BAAHAN YAHAY RRA CUSUB OO SIYAASADEED.

Ummadda Soomaaliyeed waxay xornimadeeda qaadatey sannadkii 1960-kii, hase yeeshee bulshada ku dhaqan deegaanada K/Galbeed waxay u muuqdaan illaa iyo maanta inaaney dareemin micnaha xornimada,...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img