WARARKA

Cabdicasiis Lafta Gareen oo Kol Dhaweyd Gaaray Magalada Baydhaba

Wasiirka Biyaha iyo Tamarta Xumuumada Federaalka Soomaaliya isla markana ah Musharaxa Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta Gareen ayaa goordhaweyd gaaray magaalada...

Halkan Hoose Ka Aqriso Qabailada Ay Kasoo Jeedaan Gudiga Doorashooyinka Maamulka K Galbeed

Gudoomiyaha baarlamaanka maamulka koonfur galbeed ayaa maanta ku dhawaaqay gudiga doorashooyinka madaxtinimo ee maamulka koonfur galbeed gudigaas oo ka kooban 27 xubnood oo kasoo...

Akhriso: Cabduqaadir Shariif Sheekhuna Maye oo Maanta ku Dhawaaqay Gudiga Doorashooyinka

Kulan ay Maanta Magaalada Baydhaba ku yeesheen Xildhibaanada maamulka Shariif Xasan ayaa waxaa lagu Magacaabay Guddiga doorashada Koonfur Galbeed. Guddoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed Cabduqaadir Shariif...

Kulanka Golaha Iskaashiga Maamul Goboleedyada oo Maanta Ka Furmay Magalada Garoowe

Kulanka afaraad ee golaha iskaashiga maamul gobolleedyada Soomaaliya ayaa goor dhoweyd ee maanta ka furmay magaalada Garoowe ee xarunta Puntland. Qodobbada inta uu shirka socdo...

Madaxweynihii Hore Xasan Sheekh Maxamuud Ma Wuxuu Isku Bedelay Afhayeenka Beelaha Hawiye

Madaxweynihii hore ee dowlada federaalka Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa beryahan dambe waxaad moodaa inuu la wareegay xilkii uu ka geeryooday afhayeenkii hore ee...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img