WARARKA

Dhegeyso: Taliyaha Ciidanka Boliska Gobolka Bay oo Sheegay In Shaqo Joojin ay Ku Sameeyeen Bajaajka iyo Nohada

Taliyaha ciidamada booliska gobolka Baay Mahad C/raxmaan Aadan oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in la hakiyey gaadiidka ka howl geli jiray magalada baydhaba...

Ogeysiis Dhamaan Jaaliyadaha Koonfur Galbeed ee Ku Nool Qaradaha Aduunka

Dhamaan jaaliyada koonfur galbeed ee ku nool qaaradaha aduunka waxaa la ogeysiinayaa iney wixii karaankooda ah oo caawinaad ah oo ay gaarsiin karaa dadka...

Xubnaha Aqalka Sare u Matala Koonfur Galbeed oo Xukumada ugu Baaqay Ineysan Faragelin ku Sameyn Doorashooyinka K Galbeed Ka Dhacaya

Senatarada Federaalka ku matala maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa ka digay in faragelin lagu sameeyo doorashadda Madaxtinimada maamulka Koonfur Galbeed. Waxa ay sheegeen in ay...

Alshabab oo Maanta Weerar Kusoo Qaatay Fariisimo Ay Ciidamada Dowlada Ku Leeyihiin Deegaanka Deynuunaay

Dagaal culus oo leysku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan ayaa aroornimadii hore ee saaka ka dhacay deegaanka Deynuunaay ee gobolka Bay, Dagaalkaasi oo uu...

Dhegeyso Gudoomiyaha Gobolka Shabelaha Hoose oo Sheegay Inaan Lagu Wargelin Safarka Madaxwenaha uu Ku Tegay Magalada Marka

Guddoomiyaha gobolka Shabeellaha Hoose Maxamed Ibraahim Xasan oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in aan lagu soo wargelin asaga iyo maamulka koonfur galbeed in...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img