Wadajirradio Atlanta

Dhegayso…Qayb kale oo Kitaabka Cumdatul Axkaam

Waxaa inoo akhriyi doona Macalin Cabdinuur Salaad Xasan Imaamka masjid Al-Suna wa Dacwa ee magaaladan Atlanta gobolka Georgia dalkan Maraykan. Halkan ka dhegaysoUnknown Album Ku dhegayso...

Dhegayso..Wararka Wadajirradio Atlanta

          --In ka badan 10-ruux oo maanta ku geeriyooday weerar Al-Shabaab ay ku qaadeen Godka Jilicow. ---Maamulka gobalka Shabeelaha hoose oo sheegay deegaano hor leh inay...

Dhegayso..Axmed Madoobe oo Muqdisho looga yeeray Si uu !!

              Iyadoo uu Bare Hiiraale uu sheegay inuu nabada qaatay ayaa waxaa hadana weli taagan in ay jiraan Shuruudo aan weli xal loo helin kuwaasi...

Dhegayso…Muxuu damacsan yahay Bare Hiire?

Barre Aadan Shire (Hiiraale) oo soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa sheegay in uu diyaar u yahay ka qayb galka wejiga labaad ee shirka dib...

Dhegayso…Faahfaahin dheeraad ah oo laga helay weerarkii maanta ee Godka Jilicow

                    Warar dheeraad ayaa waxay kasoo baxayaan weerarkii maanta lagu qaaday mid ka mid ah xarumaha nabadsugida gobolka Banaadir oo ku taal degmada Boondheere Halkan ka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img