Ayadoo ciidamada reer Afrika ee ku howlgala magaca AMISOM ay ku howlan yihiin sidii ay shacabka gobolada dalka ay uga xorayn lahaayeen cabsida Shabaab...
Maalinimadii shaley Magaalada Kismaayo waxaa lagu soo gabagabeeyey kulamo iyo wada xaajoodyo mudooyinkii ugu dambeeyey halkaasi ay ka wadeen wasiiro ka tirsan Xukuumada Soomaaliya...
Faadumo Maxamed Xuseen Faayow waa wasiirka haweenka ee maamulka Lixda gobal ee koofur galbeed waxaan wax ka waydiinay sida ay u arkaan heshiiska maamulka...