Wadajirradio Atlanta

Dhegayso..Wasiirka Kaluumaysiga”Jawaari waxaan ku qancinay in KoonfurGalbeed ayan kala go’ayn isla markaana ay dowlad tahay.

            Wasiirka wasaarada Kaluumaysiga Dowlad goboleedka KoonfurGalbeed Cabdulqaadir Cabdiraxmaan Cali ayaa waxa uu ka hadlay kulankii maanta ay Baydhabo kula qaateen Kusimaha madaxweynaha isla markaana...

Shariif Sakiin oo beri kusoo fool leh Baydhaba

Warar lagu kalsoonaan karo oo aynu ka kala helayno magaalooyinka Muqdisho iyo Baydhabo ayaa waxay ku waramayaan in maalin-nimada beri oo Arbaca ah magaalada...

Daawo…Kulankii Dowlada Fedraalka iyo Dowlada KoonfurGalbeed oo hada soo gabagaboobay.

Waxaa waqti yar ka hor soo gabgaboobay kulankii Madaxweynaha Dowlad goboleedka KoonfurGalbeed uu la lahaa ku simaha madaxweynaha isla markaana ah gudoomiyaha Baarlamaan Maxamed...

Dhegayso…Jawaari oo ku Sabeen xiray golaha Salaadiinta iyo Malaaqyada Digil iyo Mirifle

Warar kala gedisan oo misna isa soo taraya ayaa waxay kasoo baxayaan booqashada ku simaha madaxweynaha isla markaana ah gudoomiyaha Baarlamaan Maxamed Sheekh Cismaan...

Dhegayso…Ergayntii Jawaari ee Baydhaba oo dhimatay inta ayan dhalan

Ku simaha Madaxweynaha Jamhuuriyada Fedraalka ah ee Soomaaliya isla markaana ah Guddoomiyaha Baarlamaanka Prof. Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaarey) oo ku sugan  magaalada Baydhabo caasimada...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img