Wadajirradio Atlanta

Dhegayso..Maamulka KoonfurGalbeed oo qaadacay shirka maanta ka furmay Baydhaba

Sida uu wariyeheena magaalada Muqdisho MK uu ku soo waramayo waxaa maanta xafladii lagu furayay shirweynaha maamulka loogu samaynaayo sedexda gobol ee Baay,Shabeelaha hoose...

Shir maamul loogu dhisayo Sedex gobol oo maanta Baydhabo ka furmay

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa maanta si rasmi ah uga furay magaalada Baydhabo shir weynaha dib u...

Dhegayso..Khaalid”Shirka waxa uu bilaabandoonaa 14 bishan waxana uu dhamaandoonaa 16 bisha soo socota”

Wasiirka dhalinyarada iyo Ciyaaraha dowlada Soomaaliya Khaalid Cumar Cali oo maanta waraysi siiyay VAO-da ayaa sheegay in mudo bil ah uu socon doono kulanka...

DHEGAYSO..WARARKA WADAJIRRADIO ATLANTA

          Agaasimihii Hay'ada Nabadsugida oo maanta xil ka qaadis lagu sameeyay. iyo Madaxweyne Xasan Shiikh oo ka biyo diiday xilkaqaadista. ---Agaasimaya-yaasha warbaahinta Radiyo Muqdisho iyo Kulmiye oo...

Dhegayso..Wararka Wadajirradio Atlanta

                Waxaa inoo akhriyi doona Macalin Cabdinuur Salaad Xasan Imaamka masjid Al-Suna wa Dacwa ee magaaladan Atlanta gobolka Georgia dalkan Maraykan. Halkan ka dhegaysoUnknown Album

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img