Wadajirradio Atlanta

Dhegayso..Daawo Sawirada Banaanbaxii Maanta Ka Dhacay Magaalada Baydhaba oo Looga Soo Horjeedo Shirka Ka Furmey Baydhabo

  Halkan ka dhegaysoUnknown Album Waxaaa manta ka dhacay Baydhabo, Banaanbax aad i ballaran oo ay soo abaabulkiisa lahaayeeen dhamaaan shacabka reer Baydhabo . Magaalada waxaa la...

Dhegayso..Prof. Maxamed Xaaji Mukhtaar”Aniga waxaa ogaa maamul Lixgobol ah oo Baydhabo laga dhisay..Waxa la furay maantana waa Ihaano”

Waxaan maanta nasiib u helnay in gudaha Studio-yaheena Wadajirradio ee magaaladan Atlanta aynu kula kulano Prof Maxamed Xaaji Mukhtaar kana wareysano dhacdooyinka haatan taagan...

Dhegayso..Qayb kale oo ka mid ah duruustii Kitaabka Cumdatul-Axkaam

                Waxaa inoo akhriyi doona Macalin Cabdinuur Salaad Xasan Imaamka masjid Al-Suna wa Dacwa ee magaaladan Atlanta gobolka Georgia dalkan Maraykan. Halkan ka dhegaysoUnknown Album

Dhegayso..Xoolo dhaqato Abaaro darteed uga hayaamay Gobolka Gedo oo ka Cabanaya Xanuuno soo wajahey Xoolahooda.

Iyadoo marba marka ka dambeysa ay ka sii dareyso xaaladaha abaareed iyo mida Biyo la,aaneed ee ka taagan Gobolka Gedo ayaa abaartaasi oo galaafatey...

Dhegayso..Faayoow”Waxay wadaan waa aan idiin burburino Anaguna Mayeelayno aan idiin burburino”

Shirka maanta ka furmay Baydhabo waxaa diiday oo aanan ka qayb galin maamulka Lixda gobal ee uu hogaamiyo Madoobe Nuunow. Hadaba sababaha ay u diideen...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img