Dhegayso…Muxuu damacsan yahay Bare Hiire?

1
36
hiiraale
Barre Aadan Shire (Hiiraale) oo soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa sheegay in uu diyaar u yahay ka qayb galka wejiga labaad ee shirka dib u heshiisiinta beelaha Jubbooyinka iyo Gedo oo dhowaan ka furmaya magaalada Kismaayo.
Waxa uu sheegay in ciidankiisii uu xero isugu geeyay, isla markaasina uu diyaar u yahay ka qayb galka shirka dib u heshiisiinta beelaha Jubbooyinka iyo Gedo isaga oo arimahaasi uga mahad celiyay wasiiradii tegay magaalada Kismaayo.

1 COMMENT

  1. waan ku faraxsanahay haadan nahay shacabka reer jubaland state waana taageereynaa horumarka iyo wadatashiga umada u dhalatay reer jubaland in eey ka tashaadan aayohooda iyo mustaqbalka junaland state. marka waa in eey bulshadu u istaagto sidii eey dhulkooda u horumarin lahayeen khaasatan dadka qurba joogta rer jubaland in eey gacan ka geestaan dib u dhiska wadooyinka cisbitaalada iyo schoolada. waxaan kheyr iyo guul u rajeeynayaa ciidamada qalabka sida ee reer jubaland state waxaan leenahay geesiyadii dadka iyo dhulkoow la idinma iloobin. wcs wm wb

Comments are closed.