Wadajirradio Atlanta

Dhegayso…Rubac Qarni ka dib reer Shabeelaha hoose oo hubka qaatay

Rubac Qarni ka dib reer Shabeelaha hoose oo hubka qaatay si ay isaga difaacaan cadawga kaga soo duulay gobolada dhexe ee Soomaaliya Riix si aad...

Dheghayso Wararka Wadajirradio Atlanta

          ----Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Jabuuti ayaa maanta tagay magaalada Baladweeyne ee xarunta gobalka Hiiraan ----Haweenaydii isku Qarxisay hotelka Central oo la ogaaday inay ahayd hooyo dhashay...

Dhegayso…Qayb kale oo Kitaabka Abuu Shujaac

                Waxaa inoo akhriyi doona Macalin Cabdinuur Salaad Xasan Imaamka masjid Al-Suna wa Dacwa ee magaaladanAtlanta gobolka Georgia dalkan Maraykan. Riix si aad u dhegaysato

Dhegayso…Dhibaataynta uu ku hayo maamulka Shariif Xasan Suxufiyiinta K/G oo sii korortay kadib kolkii..

Kadib kolkii todobaadadii lasoo dhaafay ay Suxufiyiinta ka howlgala magaalada Baydhabo soo bandhigeen dhibaatooyinka uu ku hayo maamulka Shariif Xasan ayaa waxay taasi sababtay...

Dhegayso…Odayaasha Garbahaarey oo Hay’adaha samafalka kala hadlay sidii loo xakameyn lahaa Abaaraha iyo Biyo yarida gobolka Gedo

Iyadoo deegaano badan oo ka tirsan Gobolka Gedo dadka ku dhaqan ay ka cabanayaan Abaaro soo noqnoqda iyo biyo yari oo saameyn ku yeelatey...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img