Wadajirradio Atlanta

Dhegayso..Shirkii Midnimo2 oo Maanta ka furmey degmada Garbahaarey,xilli shir kalena uu ka socdo Degmada Dolow

Magaalada Garbahaarey ee Xarunta Gobolka Gedo ayaa maanta waxaa si rasmi ah uga furmay Shirweyne loogu magac darey Midnimo 2 ,kaasi oo qaban qaabadiisu...

DHEGAYSO..DERSIGA 4AAD EE KITAABKA ABII SHUJAAC

                Waxaa inoo akhriyi doona Macalin Cabdinuur Salaad Xasan Imaamka masjid Al-Suna wa Dacwa ee magaaladanAtlanta gobolka Georgia dalkan Maraykan. Halkan Riix si aad u dhegaysato

Dhegayso Waraka Wadajirradio Atlanta

        ----Qaar ka mid ah dadkii ku dhaawacmay weerarkii Hotelka Central oo maanta dalka dibadiisa loo qaaday si loo soo daaweeyo ---Maxkamada gobalka Banaadir oo maanta...

Dhegayso…Shirkii maamul u samaynta gobolada dhexe oo qabsoomi la’

Shirkii maamul u samaynta Gobalada Dhexe oo dib u dhac uu ku yimid, iyo tartan u dhaxeeya magaalooyinka Cadaado iyo Dhuusamareeb oo wali isku...

Milkiilaha Radio Shabelle,Sky-fm iyo Wariyaal Kale Oo maanta Xukun Lagu Riday

            Waxaa maanta markale maxkamada gobolka Banaadir ee magaalada Muqdisho kasoo hormuuqday wariyayaal ku eedaysnaa denbiyo la xiriira kicin shacab iyo ka beensheegid cudurka Iboola. Wariyayaashan...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img