Wadajirradio Atlanta

Dhegayso…Shirar iska soo horjeeda oo ka kala socda Garbahaarey iyo DoolowBaay

Qaban qaabada shirarka iska soo horjeeda ayaa maalmahan waxay ka kala soconayaan Magaalooyinka Garbahaarey iyo Dolowbaay ee Gobolka Gedo,iyadoo maalmahii ugu dambeeyeyna degmooyinkaasi ay...

Daawo..Qowmiyada Jareerweyne oo 20 Sano ka dib maanta Muqdisho ku shiray

Ku dhowaad 20 sano ka dib ayaa waxaa maanta markii ugu horeysay ku shiray magaalada Muqdisho Qawmiyada Jareerweyne oo iyadu ah Qawmiyad baaxadweyn balse...

DHEGAYSO…WARARKA WADAJIRRADIO ATLANTA

        —Wasiirka arimaha gudaha oo maanta la kulmay gudiga maamul u samaynta gobalada dhexe. —Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya oo ku baaqay in la joojiyo dagaalada...

DHEGAYSO..QAYLO DHAAN KA TIMID SUXUFIYIINTA KA HOWLGALA MUQDISHO IYO BAYDHABA.

Waxaa isa soo taraya qaylo dhaan aad baaxad leh oo kasoo yeeraysa Suxufiyiinta ka howlgala magaalooyinka Muqdisho iyo Baydhabo iagoo ka cabanaya madaxda dalka iyo...

DHEGAYSO..DERSIGA 2AAD EE KITAABKA ABII SHUJAAC

                Waxaa inoo akhriyi doona Macalin Cabdinuur Salaad Xasan Imaamka masjid Al-Suna wa Dacwa ee magaaladanAtlanta gobolka Georgia dalkan Maraykan. Halkan ka dhegaysoDhegaysoDhegayso

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img