Wadajirradio Atlanta

DHEGAYSO WARARKA WADAJIRRADIO ATLANTA

          ---R/wasaaraha Soomaaliya oo furay wajigii labaad ee shirka maamul u samaynta gobalada Mudug iyo Galgaduud. ---Faahfaahino ka soo baxaya dagaalada Khasaaraha geestay ee ka dhacay...

DHEGAYSO..DERSIGA 13AAD EE KITAABKA ABII SHUJAAC

                Waxaa inoo akhriyi doona Macalin Cabdinuur Salaad Xasan Imaamka masjid Al-Suna wa Dacwa ee magaaladanAtlanta gobolka Georgia dalkan Maraykan. Halkan Riix Casharka Maanta

Guuxa Dadweynaha”Shariif Ma Badbaadiyay Mise waa Bixiyay Shabeelaha hoose?”

Inkasta oo Guuxa ka soo yeeraya Shacabka KoonfurGalbeed gaar ahaan kuwa degan gobolka Shabeelaha hoose aan lagu koobi karin qoraal hadana waa hubaal in...

Fadeexad…Shariif Xasan oo xilal culculus uga magacaabay gobolka Shabeelaha hoose beelaha duulaanka

Wararka ka imaanaya degmada Afgooye gobolka Shabeelaha hoose ayaa waxay ku waramayaan in shaqsiyaad ka soo jeeda beelaha Hawiye uu Shariif Xasan u magacaabay...

Guuxa Dadweynaha”Labadii Xaqdaro ku heshiisaa Xaqa ku dirirtaa”

In badan oo ka mid ah dadka Asal ahaan kasoo jeeda gobolada KoonfurGalbeed ayaa waxay is weydiin jireen ilaa iyo maanta weli u taagan...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img