Kacdoon aan loo kala harin ayaa waxa uu ka bilowday guud ahaan gobolka Shabeelaha hoose degmooyinkiisa kala gedisan ka dib kolkii maleeshiyaadka beesha Hawiye...
Inta badan xubnaha maanta xilalka ka haya maamulka Shariif Sakiin ayaa waxay yihiin kuwo aan haba yaraatee wax aqoon ah u lahayn habdhaqanka mas'uulka...