Wadajirradio Atlanta

Dhegayso..Faah-Faahin dheeri Iska hor imaad sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay degmada Buuloxaawo ee Gedo

Iska horimaad muddo kooban socday  ayaa duhurnimadii maanta ka dhacay Degmada BuuloXaawo ee Gobolka Gedo, iyadoona uu u dhaxeeyay laba maleeshiyo oo ka wada...

Dhegayso..Hub kadhis laga sameeyo gobolka Shabeelaha hoose oo la soo dhoweeyay

Dadka ku nool gobolka Shabeelaha hoose ayaa soo dhoweeyay talaabo la filaayo in maamulka KoonfurGalbeed uu kasameeyo gobolka oo ku wajahan hubka Sharcidarada ah...

Daawo..Somali Bantu ku banaanbaxay Xasan Shiikh

Jaaliyada Soomaaliyeed ee Jareer weyne(Somali Banu) oo Banaanbaxani horkacaysay ayaa waxay uga soo horjeedeen Madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud oo isagu Xaruntaasi uga qeybgalaayo Shirka...

Dhegayso..Maxamuud Sayid Aadan oo lagu wado inuu Madaxweyne ku xigeen ka noqdo Maamulka Boobland

        Wararka laga helayo xarunta Madaxtooyada Boobland ee magaalada Kismaayo ayaa xaqiijiyay in Maxamuud Sayid Aadan iyo Maxamed Aw Libaax oo maalmihii ugu dambeeyay ku...

Dhegayso..Qiimiga ay leedahay maalinta Carafo

          Fadliga maalinta Carafo oo aan lasoo koobi karin ayaa waxaa hadana isku daynay in aan wax kasoo qaadano Fadaaisha ay leedahay iyo waxa looga...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img