Wadajirradio Atlanta

Dhegayso..Odayaasha dhaqanka KoonfurGalbeed oo gacanta loo geliyay Foomamkii ay ku soo qori lahaayeen Xildhibaanada beelahooda,Sideese Beeluhu u kala heleen Xildhibaanada?

Waraka ka imaanaya magaalada Baydhabo ayaa waxay ku waramayaan in Odayaasha dhaqanka KoonfurGalbeed maanta lagu wareejiyay Foomamkii ay ku soo qori lahaayeen Xildhibaanada beelahooda isla...

Dhegayso..Nadaara”Ogaadeen xagee lagu dulmay waa iyaga laba wasiir ku leh KoonfurGalbeedde”

Cabdulqaadir Nadaara afhayeenka Shariif Xasan ayaa maanta ka dhawaajiyay in Odayaasha dhaqanku ay sugayeen inuu Shariifku amro si ay u soo qoraan Xildhibaanada Beelahooda...

Ra’isul Wasaare Cumar oo magacaabey xubnaha Golaha Madasha Wadatashiga.

Cumar C/rashiid Cali Sharmaake Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya ayaa magacaabay howlwadeenada Madasha Golaha wada Tashiga Qaran kuwaasoo laga kala xulay Golaha wasiirada,Xafiisyada sedexda Mas'uul ee dalka...

Faallo…Digil iyo Miriflow Hadaadan u talin Ceel-Barde waa ay tashan doontaa!

Degmada Ceel-Barde ee gobolka Bakool oo haatan ay muran gelinayaa horjoogayaal Mooryaan kasoo jeeda beesha Ogaadeen ayaa waxaa markii ugu horeysay maciin biday degmada...

Dhegayso..Maamulkii hore ee gobolka Gedo oo ka horyimid maamulka Axmed Madoobe ee gobolka Gedo

Wararka laga helayo degmada Garbahaarey ee Xarunta Gobolka Gedo ayaa sheegaya in wadahadalo todobaadyadii ugu dambeeyey degmadaasi uga socdey Mas,uuliyiin ka tirsan Maamulka Jubbaland,Xildhibaano...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img