Waxaa maanta marag madoonta ah in guud ahaan Shacabka KoonfurGalbeed ay u wada cadaatay in maamulka Shariif Sakiin iyo Maacuuntiisa ay ku fashilmeen sheegashadoodii...
Warar aynu ka kala helayno magaalooyinka Baydhabo iyo Muqdisho ayaa waxay ku waramayaan in wafdigii Beesha Mudulood ee uu horkacayay Cali Maxamed Geedi ay...