Waa muxaadaro ku saabsan Fadiilada ay maalmahan iyo maalinta Sagaalka bishan Dil Xaj ay leeyihiin waxaana inoo soo jeedin doona Macalin Cabdinuur Salaad Xasan...
Waxaa inoo akhriyi doona Macalin Cabdinuur Salaad Xasan Imaamka masjid Al-Suna wa Dacwa ee magaaladanAtlanta gobolka Georgia dalkan Maraykan.
Riix halkan si aad u dhegaysato