Wadajirradio Atlanta

Dhegayso…Prof Togane Habargidir Dowladnimo ma rabto ee waxay rabtaa inay dad adoonsato

Maxamuud Siyaad Togane oo ka mid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed ee qurba joogta ah kuna nool dalka Canada ayaa ka hadlay arimo dhowr ah oo...

Dhegayso…Odayaasha Jubooyinka oo sheegay inuu bur burey Heshiiskii Muqdisho taageerayna Shirka Baydhabo.

Odayaasha dhaqanka gobolada Jubooyinka ee ku sugan magaalada Kismaayo ayaa waxay sheegeen in amaanka magaalada uu faraha ka baxay,islamarkaana maalmahii ugu dambeeyey ay ka...

Dhegayso…Qaramada Midoobay oo sheegtay in Gargaarkii abaaraha 2011kii la dhacay

Qaramada Midoobay oo markii ugu horaysay waxa ay shaaca ka qaaday in deegihii loogu tala galay dadkii ay abaaruhu kasoo barakiciyeen Koonfurta Soomaaliya Sanadkii...

Dhegayso…Beesha HabarGidir oo hanjabaad hor leh u jeedisay dadka Shabeelaha hoose

          Imaam Beesha HabarGidir Imaam Cabdulaahi Khaliif Rooble ayaa maanta sheegay in beeshiisa ay difaacan doonto deegaankeeda oo uu ula jeedo gobolka Shabeelaha hoose. isla markaasna...

Dhegayso…Sida uu u dhacay qaraxii Beledweyn iyo waxa laga yiri.

                  Qarax sida la sheegay aad u xooganaa misna daba socday ciidamo ku soo tala galay ina dhintaan waxna laayaan ayaa maanta abaarihii 10:15 subaxnimo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img