Wadajirradio Atlanta

Dhegayso..Dad ka cararay dagaalka No-50 oo Dhanaane ku dhibaataysan

            Inkabadan Sedexboqol oo qoys oo kasoo cararay Dagaalka iyo Cabsida dagaal ee weli ka jirta deegaanka No-50 degmada Afgooye gobolka Shabeelaha hoose ayaa waxay...

Dhegayso…Malaaq Shiino"Waxanu Dowlad ma ahee aan iska dhicino"

                  Afhayeenka golaha Salaadiinta iyo Malaaqyada Digil iyo Mirifle Malaaq Cali Cabdiraxmaan (Malaaq Shiine) oo maanta shir Jaraa'id ku qabtay magaalada Baydhabo caasimada gobolka Baay...

Dhegayso…Danjire Mahamatt Saleh Annadif oo booqday Xarunta shirka maamul u samaynta KoonfurGalbeed ee Baydhabo.

          Danjire Mahamatt Saleh Annadif oo ah ergeyga gaarka ah ee midowga Afrika u qaabilsan arimaha Soomaaliya iyo Wafdi balaaran ee uu hoggaaminayo ayaa maanta...

Dhegayso…Ra’isul Wasaare Saacid: “Waa in si deg-deg ah loo joojiyo dagaalka No.50”

          Cabdi Faarax Shirdoon "Saacid"Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ku baaqay in si deg deg loo joojiyo dagaalada ka socda deegaanka No.50...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img