Wadajirradio Atlanta

Dhegayso..Shirka dhismaha maamulka KoonfurGalbeed oo maalinta Sabtida galaya wajigii ugu danbeeyay.

Dadka ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa waxay fikrado kala gedisan ka dhiibtay  samaynta maamulka KoonfurGalbeed ee dhismihiisa haatan uu ka socdo magaalada Baydhabo caasimada...

Dhegayso…Xildh.Faysal"Waxaa nahay 142 Xildhibaan taageersan Ra'isulwasaare saacid"

Gudoomiyaha Gudiga Arimaha Bulshada Baarlamaanka Fedraalka ah ee Soomaaliya Xidhibaan Feysal Warsame Muuse ayaa waxa uu sheegay in ay diyaariyeen Kotlad Xildhibaano ah oo...

Qormadii Abdiaziz Sh Salah:- Ku Nacnayee HabarGidir Gurigeena nooga Baxa!

Guud ahaan shacabka ku dhaqan gobolka Shabeelaha hoose ayaa waxa ay ka midaysan yihiin diidmada ay diidan yihiin in beesha Habargidir ay ku sii...

Dhegayso…Barakacayaasha Ceelwaaq oo ka canaaya Hoy la'aan

Iyadoo degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo ay ka da ‘een maalmahii ugu dambeeyey roobab lagu diirsaday ayaa barakacayasha ku nool 6da Xero ee ku...

NGO-yada Maxaliga ah ee Muqdisho oo Dhac ba'an ku haya dhaqaalihii loogu talagalay Dib-u-dejinta Barakacayaashii KoonfurGalbeed.

Iyadoo maalin nimadii shalay taariikhduna ahayd November 24/2013 uu xarunta Xalane ee magaalada Muqdisho uu ku soo bandhigay Justin Brady oo ah madaxa UN-OCHA...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img