Wadajirradio Atlanta

Damaca Fowziya,Dubnada Xasan,Dareenka Jawaari iyo Danayta Beesha ee Yaa xiga Saacid?!

Tan iyo sanadii 2000 waxaa meel mar u noqotay siyaasiyiinta beelaha Soomaalidu inay awooda dalka ay ku qaybsadaan nidaam qabali ah oo lagu sal...

Dhegayso…Gudigii loo saaray xalinta dagaalkii Luuq oo rajo muujiyay

Mas,uuliyiinta isugu jira Xildhibaano,Siyaasiyiin iyo Xubno ka tirsan Maamulka  Dowlada ee Gobolka Gedo oo maalmahii dambe ku sugnaa Magaalada Luuq,halkaasi oo ay ka wadeen...

Dhegayso…Wararka Wadajirradio Atlanta ee maanta

--Madaxweynaha Soomaaliya, oo canbaareeyay dagaalbeeleedyada ka jira qaar ka mid ah gobalada dalka ---Ra'isulwasaare Saacid: "XUKUUMADDU WAXAY KU ADKAYSANAYSAA IN LA SIIYO FURSAD AY...

Dhegayso…Qayb kale oo Kitaabkii Cumdatul Axkaam.

                  Waxaa inoo Akhrindoona Macalin Cabdinuur Salaad Xasan Imaamka Masjid Al-Suna Wadacwa ee magaalada Atlanta gobolka Georgia dalka Maraykanka. Halkan ka dhegaysoUnknown Album Ku dhegayso Mobilkaaga

Dhegayso..Maxaa maanta ka dhexdhacay Baarlamaanka?

Ka dhegayso HalkanUnknown Album Ku dhegayso Mobilkaaga

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img