Wadajirradio Atlanta

Dhegayso..Wararka Wadajirradio Atlanta

        ---Baarlamaanka Fedraalka Soomaaliya oo bilaabay ka doodista Nidaamka Axsaabta Badan ee dalka ---Wasiirka maaliyada oo ka war bixiyay shir uu kaga soo qaybgalay dalka Biljamka. ---Gudoomiye...

Dhegayso..Qayb kale oo Kitaabkii Cumdatul-Axkaam

Casharkan oo ka mid ah casharada taxanaha ah ee Kitaabka Cumdatul Axkaam waxaa halkan inooga soo jeedin doona Macalin Cabdinuur Salaad Xasan Imaamka Masjid...

Dhegayso..Cusbitaal Daawo dhireed dadka la dawaynaayo oo Baydhabo laga furay

Cusbitaal nooc cusub ah isla markaana dhakhaatiirta ka howlgasha ay wax ku Daawaynayaan  dhirta(Geedaha) ayaa waxaa laga furay magaalada Baydhabo. Halkan ka dhegaysi Unknown Album Ku...

Dhegayso..Xildhibaano Horudhac u ah Gudoomiyaha Baarlamaanka oo gaaray Baydhabo

Wafdi balaaran oo horudhac u ah wafdi lasugayo inuu soo gaaro Baydhabo uuna hogaaminayo gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan 'Jawaari'ayaa maanta gaaray Baydhabo. Xildhibaan...

Amiin Caamir oo sawir gacmeed ku muujiyay Gumaadka Ciidamada Dowlada ay ku hayaan reer Afgooye

Iyadoo maalmihii lasoo dhaafay ay isa soo tarayeen dhibaatooyinka Ciidamada Dowladu ay u geysanayeen dadka ku dhaqan degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha hoose ayaa...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img