Wadajirradio Atlanta

Dhegayso…Nicholas Kay “Waan taageeraynaa wax kasta oo kasoo baxa shirka Baydhabo.”

Ergayga gaarka ah ee Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arimaha Siyaasada Soomaaliya Nicholas Kay ayaa ka dhawaajiyay in Qaramada Midoobay ay taageerayso...

Xasan Shiikh oo soo dhaweeyey ansixinta golaha Wasiirada Ra’sulwasaare CabdiWeli

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa soo dhoweeyey ansixintii Golaha Wasiirada cusub. Baarlamaanka ayaa maanta u codeeyey islamarkaana si aqlabiyad leh ku...

War Ded-Deg ah..Golaha Baarlamaanka oo cod aqlabiyad leh ku ansixiyay Xukuumada Ra’isuwasaare CabdiWeli.

Waxaa goordhoweyd la soo gabagabeeyay dood iyo codayn wada socotay oo ay xildhibaanada Baarlamaanka kaga doodayeen barnaamijka Dowlada Ra'isul wasaare CabdiWeli Sheekh Axmed Maxamed. Kulankan...

Dhegayso…Wararka Wadajirradio Atlanta.

        ---Dowlada federaalka Soomaaliya iyo maamulka Soomaaliland oo heshiis ku kala saxiixday magaalada Istanbuul. ---Maamulka Gobalka Banaadir oo Sheegay inay jiraan shaqsiyaad ka soo horjeeda amaanka...

Dhegayso Faalo xiisa badan”Foolataye maxay dhashay?”

        Halkan ka dhegaysoUnknown Album Ku dhegayso Moobilkaaga

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img