Wadajirradio Atlanta

Dhegayso…Gudoomiyaha Dhoobley”Hadaan Kenya ahayn yaa halkaan maanta joogi lahaa?”

Banaanbax uu qaban qaabiyay maamulka KMG ah ee Axmed Madoobe ayaa waxa uu ka dhacay magaalooyinka Kismaayo iyo Dhoobleey waxaana banaanbaxyadaasi lagu taageerayay in...

Dhegayso..Maxauud Sayid Aaden oo ah Gudoomiyaha Gudiga Farsamada dhismaha Maamul Goboleedka K/Galbeed oo Wadajirradio uga waramay ansixinta Dastuurka.

Maxauud Sayid Aaden oo ah Gudoomiyaha Gudiga Farsamada dhismaha Maamul Goboleedka K/Galbeed ayaa waxaan ka wareysanay arimo ay ka mid yihiin  ansaxinta Dastuurka ,xilliga...

Dhegayso,,,Waraysi dhinacyo badan taabanaya oo Wadajirradio ay la yeelatay Madaxweyne Xasan Shiikh

Warbaahinta Wadajir ayaa waxaa u suurtagashay inay waraysi gaar ah la yeelato madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud waxan madaxweynaha Soomaaliya uu ka hadlay...

Daawo…Nuqul kamid ah Dastuurka KoonfurGalbeed oo maanta loo qatbiyay Ergooyinka Shirka.

Gudiga shirirka ee magalada baydhabo ayaa shaley gelinkii dambe waxaa ey odayaasha u qeybiyeen qeyb ka mid ah Dastuurka lagu dhaqi doono maamulka koonfur...

Dhegayso..Cabdi Hoosoow”Joogitaankooda wax badan ayuu Amniga ka bedelaayaa”

Gudoomiyaha gobolka Baay Cabdi Aadan Hoosoow oo saxaafada wax ka weydiisay xafladii maanta Baydhabo ay kaga mid noqdeen ciidamada Itoobiya howgalka reer Afrika ee...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img