Wadajirradio Atlanta

Dhegayso…Qayb kale oo Kitaabka Cumdatul Axkaam

              Waxaa inoo akhriyi doona Macalin Cabdinuur Salaad Xasan Imaamka masjid Al-Suna wa Dacwa ee magaaladan Atlanta gobolka Georgia dalkan Maraykan. Halkan ka dhegaysoUnknown Album Ku dhegayso...

Dhegayso…Gudoomiyaha gudiga Maamul u samaynta KoonfurGalbeed oo dhaliil qaabka golaha wasiirada loo soo xulay

Gudoomiyaha gudiga Maamul u samaynta KoonfurGalbeed Soomaaliya Maxamuud Sayid Aadan ayaa wareysi dheer uu siiyey warbaahinta Wadajirradio waxaa uu si kulul u dhaliilay qaabka loo...

Daawo..Kulankii shaley ee Shirweynaha KoonfurGalbeed.

Daawo kulankii mshaley ka dhacay hoolka shirarka ee maamulka loogu sameynayo koonfur galbeed somaliya [youtube https://www.youtube.com/watch?v=Sl1PntDfDdo?list=UUxq-SpQw0mPT9rohSjgNvCQ]

Akhriso magacyada golaha wasiirada iyo ku xigeenadoona

Golaha Wasiirrada ee uu soo dhisay Ra’isulwasaaraha ayaa ka kooban 25Wasiir, 5 Wasiirudowle iyo 25 Wasiir Ku xigeen waxaana magacyadooda ay kala yihiin sidan:- Wasiirka...

Daawo…Xasan Shiikh marlabaad ku celiyay in reer Baydhabo ay ilaawaan Lix gobol

Daawo Xasan sheekh oo mar labaad ku celiyey mar labaad in lex gobol la iska ilaawo [youtube https://www.youtube.com/watch?v=WjJAQc2W-nA]

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img