Wadajirradio Atlanta

Reer Baydhabo oo joojiyay isticmaalka No-3 waa maxay sababtu?

Magaalada Baydhaba ee xarunta u ah gobolka Bay isla markaana ah xarunta KMG ah ee maamulka KoonfurGalbeed ee lixda gobol ayaa si weyn looga...

Faalo..KoonfurGalbeed Fashilka xaguu nooga yimid?!!!

Kadib kolkii ay fashil ku dhamaadeen wadahadaladii Dowlada fedraalka ah ee Soomaaliya iyo Dowlad goboleedka KoonfurGalbeed ayaa waxaa soo if baxay in mas'uuliyiinta hay'adaha...

Dhegayso..Qoysas Gobolka Bakool kasoo qaxay oo gaarey degmada Luuq ee Gobolka Gedo(Wareysi)

Ku dhowaad ilaa 400 qoys oo kasoo barakacay dagaallada iyo deganaansho la,aanta ka taagan degaano ka tirsan Gobolka Bakool ayaa degay xeryaha ay ku...

Dhegayso..Maamulkii Buulo Xaawo oo is wada casilay iyo Kan gobolka Gedo oo la sugayo

Mas’uuliyiin ka tirsan Gobolka Gedo ayaa maanta maamul cusub u magacaabay degmada Buulo Xaawo ee gobolka Gedo, kaddib markii uu is-casilay maamulkii hore ee...

Dhegayso…Gudoomiyihii hore ee degmada qoryooleey oo diiday in xilka laga qaaday

Gudoomiyaha gobalka Shabeelaha Hoose ayaa sheegay in maamul cusub loo sameeyay degmada Qoryoolay oo horay ciidanka dowlada iyo kuwa AMISOM ay kaga saareen Al-Shabaab. Aritaas...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img