Wadajirradio Atlanta

Dhegayso..Barnaamijkii Nabad ku afura oo isu bedelay Naxdin ku afura.

Waa faalo dhab ka hadal ah oo uu wariyeheenu inooga diyaariyay barnaamijka ay Dowlada fedraalku ugu magacdartay Nabad ku afuro kaasi oo haatan ay...

Dhegayso..Wararkii maanta ee Wadajirradio Atlanta. Imisaa lagu dilay Muqdisho 24 saac ee tagay?

          --Howlgalo ka socada caawa Muqdisho iyo qaraxyo laga cabsanayo inay magaalada ka dhacaan. ---Garsoorayaasha dowlada federaalka Soomaaliya oo ka horyimid sharci dhowaan ay meel mariyeen...

Dhegayso..Kaliil”Gobolka Gedo ma hoos tago Maamulka KMG ee Jubba

Gudoomiyaha Gobolka Gedo Maxamed Cabdi kaliil oo shir jaraa’id ku qabtey Magaalada Garbahaarey ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay hadal dhowaan ka soo yeeray...

Dhegayso,,Masoomayaal lagu qarxiyay Maqaayad ay ka cuntaynayeen

Wararka ka imaanaya Magaalada Beladxaawo ee Gobalka Gedo, ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi oo maanta barqadii uu ka dhacay qarax Miino oo la...

Dhegeyso:-Qaar ka Tirsan Malaaqyada Mirifle oo Bilaabey Iney u Kala Dhuuntaan Kooxda 3 Gobol

Tan iyo intii dowlada federalka somaliya ey ku dhawaaqdey iney aqoosan doonto maamul loo sameeyo 3da gobol  shabeelaha hoose bay iyo bakool ayaa waxaa...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img