Wadajirradio Atlanta

Faah-Faahin dheeraad ah oo laga helay weerarkii caawa ee Madaxtooyada.

Waxaa weli kacsanaan iyo xaalad jahwareer ah ka taagan gudaha Villa Soomaaliya gaar ahaa Xafiiska Ra'isulwasaaraha Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed oo ay gudaha u...

Dhegayso..679 Sarkaal oo dablay laga dhigay iyo Janano been abuur ahaa oo hoos loo dhigay derajadooda.

Saraakiil haystay derajooyin been abuur ah ayaa waxaa markii ugu horaysay laga xayuubiyay derajooyinkii been abuurka ahaa ee ay wateen, saraakiishaan ayaa waxaa lagu waramayaa...

DEG-DEG…Shabaab oo caawa weerar ku galay xarunta Madaxtooyada.

Warar weli isa soo taraya oo haatan laga helayo magaalada Muqdisho ayaa waxay ku waramayaan in xarunta madaxtooyada Soomaaliya ee loo yaqaano Villa Somalia...

Dhegayso…Sheekh Zain oo inoogu akhriya Qur’aanka oo idil Qiraa’ada AbaaCumar.

Halkan waxaan idiinku soo bandhigaynaa Sheekh Zain Mohamed Ahmed Al-Zain oo inoo akhriya Qur'aanka kariinka ah oo idil,iyadoo uu weliba ku akhrinayo qiraa'ada AbaaCumar. Raac...

Ra’isulwasaare Cabdiweli oo isku shaandhayn ku samayn doona kadib kolkii ay wasiiradu u ansixiyeen

Warar aynu ka kala helnayno ilo kala gedisan ayaa sheegaya in Ra’isuwlasaaraha Dowlada Fedraalka Soomaaliya Cabdiweli uu qorsheynayo inuu isku shaandhayn ku sameeyo Golaha...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img