Nin lagu magacaabo Cabdi Yusuf Ibraahin oo ka hadlaayo hanti uu ku lahaa magalada muqdisho degmada wardhiigley laga boobey loona diidey in loo celiyo...
Ku Xigeenka Xeer Ilaaliyaha Qaranka Axmed Cali Abuukar oo la hadley warbaahinta ayaa sheegay in Saraakiishaan lala xiriirinayo weerarkii ismiidaaminta ahaa ee bishii Janayo...