Dagaaladii sokeeye ee ka dhacay dalka somaliya dhibaatooyinkii loo geystey dad badan oo somali ah waxaa ay sababeen in qaarkood kolkii ay kusoo barakaceen...
Waxaa maalmahanba ka socdey deegaanka taleex maxkamad lagu saarayo madaxweyne kuxigeenkii hore ee maamul goboleedka puntland taasoo maanta ay soo gabagabowdey bal nala daawada...
Gudoomiyihii hore ee gobolka banaadir isla markaana ah gudoomiyaha xisbiga cadaala Maxamauud Axmed Nuur Tarsan ayaa si kulul uga hadley qaabka loo dhisey maamulka...