Video

Daawo: Hadad Waxyar oo Danqasho Leedahay Si Aad Ugu Danqato Caruurtan

Aljazeera ayaa waxaa ay barnaamij ka sameysey ciyaalka keligood kora oo an heysan dad u maciina oo kaalmeeya. https://www.youtube.com/watch?t=100&v=vTFf27PoRQI

Daawo:- Video Laga Soo Duubey Goobtii Ay Shaley Weerareen Ciidamada Alshabab

Tv dowlada ayaa waxaa uu video kasoo duubey goobihii ay shaley weerarka ku qaadeen ciidamada alshabab halkaas oo ay ka geesteen qasasaaro isugu jirta...

Daawo Orodyahan Mao farah oo Ku Guuleystey Orodka 5000 ee mitir

Daawo Moa Farah oo si fiican kaga tegey oroyahankii itoobiyaanka ee inta badan qaadi jirey orodka 5000. https://www.youtube.com/watch?t=285&v=Y4vklTeilxQ

Daawo: Gobolka Shabeelaha Hoose waxaa ka socda Xasuuqii Ruwanda Mid Ka Daran

Garyaqaan Maxamed Abukar Maxamud ooka mid ahaa garyaqaanada somaliyeed ee kasoo jeeda gobollka shabeelaha hoose ayaa waxaa uu si weyn u falanqeeyey xaalada guud...

Daawo Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ee Gobolka Saaxil oo Ka Hadashey Dhul Ka Mid Ah Dekeda Berbera oo La Siiyey Shaqsiyaad

Gudoomiyaha  xisbiga Ucid ee gobolka saaxil  Roodo Axmed Yasin ayaa ka hadashey dhulkii dekada berbera oo la siiyey shaqsiyaad sida ay sheegtey aydoo isla...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img