Video

Daawo Ciidamada Amisom oo Lagu Eedeeyey Ineysan Wax Magdhow ah ka Bixin Dadka Ay Sida gardarada Ugu Disho Somaliya

Ciidamada Midowga Afrika ee ka hawl gala dalka Soomaaliya ayaa waxaa lagu eedeeyay inaysan kabixin wax magdhow ah dadka shacabka ah oo ay sida...

Daawo Kibaat Quraanka Kariimka oo Laga Heley Jaamacada Magaalada Birmingham

Jaamacada Magaalada Birmingham ee dalka Ingiriiska ayaa laga helay qoraal dhowr suuradood oo Quraanka Kariimka ah oo la sheegay in la qoray wakhti u...

Daawo Aljazeera oo Wareysi Lasoo Yeelatey Madaxweynaha Dalka Mareykanka Barack Obama Ayeydiis oo Joogta Dalka Kenya

Madaxweynaha dalka mareykanka Barack Obama ayaa lagu wadaa in maalmaha soo socda uu booqasho ku tago dalka kenya, Aljazeera ayaa waxaa ay booqasho hordhac ah...

Daawo:- Xildhibaan Cabdi Bare oo Ka Hadley Hishiiska Dowlada Federalka iyo Puntland

Koldhow ayey aheyd kolkii ay hishiis wada gaaree xukuumada federalka somaliya iyo maamul goboleedka puntland, Balse waxaa soo if baxaya qaar ka tirsan xiildhibaanada...

Daawo:-Deeq Isugu Jirtay Raashiin Iyo Lacag oo La Gaarsiiyay Hooyada Koonfur Galbeed Soomaaliya

Agaasimaha Warbaahinta Daafeet.com Yaasiin Abiikar Cali ayaa maanta Hooyada dhashay Mujaahidkii Koonfur Galbeed Xasan Aadan Keerow gaarsiiyay Deeq isugu jirtay Raashiin iyo Lacag uu...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img