Video

Daawo:- Dekada Berbera oo Maanta Lagu Qabtey Itobiyaal 9 Caruur Ah Xadey

Ciidamada dekeda magalada berbera ayaa maanta gacanta ku dhigey in iyo naag dhalashadoodu tahay itoobiyaan oo xadey 9 caruur ah, Bal waakan nala daawada...

Daawo Wasiirada caafimaadka oo Sheegtey In somaliya Mudo sanad Ah Laga helin Cudurka Dabeysha

Wasiirada caafimaadka oo shaley la hadashey warbaahinta ayaa sheegtey in mudo sanad ah laga helin cudurka dabeysha hadaladeediina waxaa ka mid ahaa. https://www.youtube.com/watch?v=apNOlPlIbf8

Daawo Imaanka Beesha Hawiye Imaan cabdullahi Khaliif oo Sheegey In 75% shabeelaha Hose Iyo bakoolba Ay Degaan

Imaanka beesha hawiye oo lagu magacaabo Imaan Cabdullahi Khaliif Rooble oo la hadley warbaahinta magalada muqdisho ayaa sheegey in ay 75% ay degaan gobolka...

Daawo Xildhibaan daahir aAmiin Jeesow oo Wareysi Dheer Siiyey Idaacada Royal Tv

Xildhibaan daahir amiin jeesow oo ka mid ah xildhibaanada oo booqasho ku tegey dalka ingiriiska ayaa waxaa uu wareysi dheer siiyey idaacada toral tv...

Daawo Dr. Cabdiraxman Cabdullahi Baadiyow pp Ka hadley Siayada Guud ee Xukuumada

Dr. Cabdiraxman Cabdullahi Baadiyow oo kamid ah siyaasiyiinta iyo aqoonyahanada Soomaaliyeed kana mid ahaa xubnihii u tartamay xilka Madaxweynaha ayaa wareysi uu bixiyey si...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img