Video

Daawo Barnaamijkii Afurinta Qurba Joogta Degmada Wanleweyn IYo Siduu U Dhacay Wiigii Lasoo Dhaafey

Waxaa bishan barakeysan bilowgeeda ilaa iyo xiligan la taagan yahay ka socdey degmada wanleweyn barnaamij afurin ah ay ugu talagaleen qurba joogta kasoo jeeda...

Daawo:- Xaflad Qalin Jebin Quraanka Kariimka oo Xaley lagu qabtey Masjid Al Hikma Ee Magalada Toronto

Magaalada Toronto ee dalka Canada ayaa xaley oo ay bish ramadaana ay ku beegneyd 16 lagu qabtey xaflad qalin jebinta quraanka kariimka halkaas oo...

Daawo:-Ugaaska Beesha Sade iyo Qaar Ka Tirsan Odayaasha Deegaan oo Kasoo Horjeestey Natiijada Shirka Cadaado

Ugaaska beesha sade iyo qaar ka tirsan odayaasha deegaanada gobolada dhexe ayaa si cad uga soo horjeestey najiijada kasoo baxdey shirka cadaado kaasoo ay...

Daawo Bananbax ka Dhacay Puntland oo Lagu Gubey Sawiradii Jawari iyo Xasan Sheekh

Bananbax ay soo abaabuleen maamul goboleedka puntland ayaa waxaa uu ka dhacay degmada Ufey ee ka tirsan gobolka bari. Dadkii halkaasi isugu soo baxay ayaa...

Daawo Sida uu u Dhacay Dabaaldagii Kowda Luulyo ee Xaley Lagu Qabtey Magalada Muqdisho

Xaley ayaa magalada muqdisho lagu qabtey 55 guuradii kasoo wareegatey maalintii xoriyada ay qaadatey somaliya taasoo ay kasoo qeyb galeen madaxda sare ee dowlada...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img