Video

Daawo Maamulka Somaliland oo Ka Hadley Qaabkii Axmed Siilaanyo Uu Uga Qeyb Galey Caleemasaarka Madaxweynaha Jabuuti

Xukuumadda Somaliland ayaa wax laga xumaado ku tilmaamtay meeqaamkii ay dawladda Jabuuti ku qaabishay Axmed Silaanyo, iyagoo sheegay in aysan u qalmin in shacbiga...

War Deg Deg Ah Daawo Suldaanka Beesha Tuni Suldaan Fiqi Axmed Fiqi oo Si Wanaagsan Loogu Soo Dhaweeyey Garoonka Kismaanyo

Waxaa maanta magaalada Kismaayo si weyn loogu soo dhaweeyay Suldaanka Beesha Tuni Suldaan Fiqi Axmed Fiqi oo maalmihii ugu danbeeyay safari dalka dibadiisa ku...

Daawo Bananbax Looga Soo Horjeedo Maamulka Shariif Xasan oo Ka Dhacay Degmada Afgooye

Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha hoose ayaa maalintii shaley banaanbax balaaran oo looga soo horjeeday Maamulka Shariif Xasan. Qaar ka mid ah dadka dibad baxa...

Daawo Xildhibaan Faarax Sheikh C/qaadir oo Ka Hadley Xaalada Dalka Iyo Musharaxnimada Xasan Sheekh

Xildhibaan Faarax Sheikh C/qaadir oo ka mid ah Xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya oo la hadley warbaahinta universal tv ayaa sheegay inaan Koox gaar ah dalka...

Daawo Kulankii Jaaliyada Beesha Geledi Ay Ku Yeesheen Dalka Holland

Kulamo is daba joog ah ayaa maalmaham waxaa ay ka dhacayaan dalka dibadiisa kaasoo ay yeelanayaan jaaliyada beesha geledi kulamada ayaa waxaa diirada lagu...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img