Video

Daawo: Socdaalkii Ey Shaley Ku Tagtey Magalada Baydhaba Ku Xigeenka Wakiilka Ururka Midowga Africa

Shaley ayaa magalada baydhaba waxaa socdaal ku tagtey Kuxigeenka wakiilka Midowga Afrika u qaabilsan arimaha Soomaaliya Lydia wonyoto Mutende waxaana garoonka Diyaaradaha Magaalada Baydhabo...

Daawo Filinkan Soomaalaay dooga Dheega Hooba Doo Dheegaasaan Mana Taabiyaaw

Tixdan gabeyga ah abawaanka waxaa uu ugu tala galay somalida bal nala daawada. [youtube https://www.youtube.com/watch?v=pc3YVaD4Czw] Daafeet.Com

Daawo:- Bananbixii Shaley ka Dhacay Magalada Baydhabo Ee Loga Soo Horjeedey Igad, Unisom, Iyo Xukumada Federalka

Bananbax aad u balaaran ayaa shaley waxaa uu ka dhacay magalada baydhaba bananbaxaan oo looga soo horjeedey waxa ey maleeganayaan Igad, Unisom Iyo xukumada...

Daawo: Abwaan Somaaliyeed oo Ka Mid ah Abwaanada ugu waaweyn Somaliya oo Runta U Sheegey Axmed Diiriye

Abwaan C/qaadir Nuuraani oo ka mid ahaa abwaanadii soomaliyee ayaa waxaa uu aad ula yaabey ninka da,a ah isla markaana sheegaya in uu masuul...

Daawo:- Dood ku Saabsan Dagalada Ka Socda Gobolka Shabelaha Hoose

Telefishanka Horncable ee Xaruntiisa tahay Magaalada London ayaa habeen hore qabtay Dood ku saabsan Dagaalka ka socda Gobolka Barwaaqada ah ee Shabeelaha Hoose. Doodiina waxaa...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img