Video

Daawo bananbixii Maanta Ka Dhacay Magalada baydhabo

Bananbax aad u balaaran oo ey soo abaabuleen gudiga guurtida koonfur galbeed ayaa maanta waxaa uu ka dhacay magalada baydhabo. [youtube https://www.youtube.com/watch?v=jk_vjm5o4T8] Daafeet.com

Al-Shabab claims deadly Somalia bombing

Four Americans reportedly among 12 people killed when suicide bomber targeted African Union troops near Mogadishu. http://c.brightcove.com/services/viewer/federated_f9?isVid=1&isUI=1 At least 12 people, including four Americans, were killed...

Daawo:- Qudbooyinkii ay Shaley Jeediyeen Xildhibaan Adan Madoobe, Xildhibaan Xaabsade iyo Xildhibaan Afaraale

Waxaa shaley xarunta ADC-da ee magalada baydhabo qudbado qiimo leh ka jeediyey xildhibaano ka socda dowlada federalka  somaliya oo ey ka mid yihiin Xildhibaan...

Daawo:- Wixii Maanta Ka Dhacay Xarunta ADC-da ee Magalada Baydhabo

Xarunta ADC-da ayaa maanta waxaalagu qabanayey caleemasaar loo sameynayey gudoomiyaha barlamanka dowlad goboleed koonfur galbeed soomaliya, Caleemasaarkaas oo ey kasoo qeyb galeen xildhibaano ey...

Daawo:- Gudoomiyaha Golaha Guurtiga oo ka warbixiyey Kulankii Ay Maanta La Qaateen Prof Jawaari

Gudi ka kooban 13 xubnoo oo ay horey isaga soo xuleen golaha guursida koonfur galbeed somaliya uuna hogaaminaayo gudoomiyaha golaha guurtida Malaaq Xasan Shure...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img