Video

Dhegeyso:- Wareysi Dhinacyo Badan Taabanaya oo aan La Yeelaney Suldaanka Beesha Jiido Suldaan Warsame Suldaan Caliyow Suldaan Ibrow

Waxaa inoo suura gashey in aan qadka telfoonka ku tiigsano Suldaanka Beesha Jiido Suldaan Warsame Suldaan Caliyow Suldaan Ibrow isaga ooku sugan dalka mareykanka...

Daawo: Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo Ka Digey Dhibaato Hor Leh oo Kasoo Socota Magalada baydhaba

Madaxweynaa dowlad goboleedka koonfur oo u waramayey telfishinka universal ayaa waxaa uu warbixin ka bixiyey bananbixii ey dadka ku dhinteen ee ka dhacay magalada...

Daawo:- Barnaamij Ey Aljazeera kaga Hadleyso Hub Ka dhigista Maleeshiyaadka

Barnaamijkan ayaa waxa ka wada hadlaya qaar ka tisan dowlada federlaka iyo wariyeyaal [youtube https://www.youtube.com/watch?v=NmuxbW7vKEI] Source Aljezeera Daafeet.Com

Daawo:- Dagaal ooge Yusuf Indhacade Oo Sheegey Inuu Hubka Isaga Leeyahay Cidna ka Qaadi Kartana eysan Jirin

Yusuf Indha cade oo ka mid ahaa dagaal oogayaashii in mudo ah ey u xayirneyd nabada daalka somaliya ayaa wareysi ey la yeelatey Aljazeera...

Daawo:- Munaasabad lagu Soo Dhaweynayey Madaxweyne kU Xigeenka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Maxamuud Sayid Adan oo Lagu Qabtey Xarunta ADC-da

Munaasabad lagu soo dhaweynayey Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka koonfur galbeed Maxamuud Sayid  oo beryahan howlo ugu maqnaa magalada muqdisho ayaa maanta lagu qabtey xarunta...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img