Video

Daawo:- Socdaalkii Uu suldaan Warsame Ku tegey Degmada Qoryooleey

Halkan hose ka daawo safarkii uu dhawaan Suldaan warsame ku tegey degmada qoryooleey halkaas oo uu kula soo kulmey shacabka degmada qoryooleey waana suldaankii...

Daawo:- Barnaamijka Xulashada Todobaadka oo Isbuucan Looga Hadlayey Koonfur Galbeed

Telfishinka somali channel ayaa habeenkii xaley aheyd waxaa uu qabtey barnaamijka xulashada todobaad kaas oo ey marti ku ahaayeen masuuliyiin ka tirsan maamulka koonfur...

Daawo:- Bananbax Looga Soo Horjeedo Shirka uu Maleegayo Jawaari oo Shaley Ka Dhacay Magalada Baydhabo

Magalada baydhabo ayaa maalintii sedexaad waxaa ka socda bananbax looga soo horjeedo shirarka uu ka maleegayo magalada baydhabo gudoomiyaha barlamanka dowlada federalka  Maxamed Osman...

Daawo Haweenka Kasoo Jeeda Koonfur Galbeed Somaliya ee Ku Nool Magalada Muqdisho oo Taageerey Maamulka Lexda Gobol

Kulan aad u balaaran oo ey soo abaabuleen haweenka kasoo jeeda konfur galbeed somaliya ee ku nool magalada uqdisho ayaa waxaa ey taageero buuxo...

Daawo:- Shirkii Jaraa’id Ee Uu Shaley Ku Qabtey Magalada Baydhaba Gudomiye Jawaari

Gudoomiyaha barlamanka dowlada federalka somaliya ayaa shaley shir jaraa'id oo uu ku qabtey magalada baydhaba ku sheegey in inta aan laga hadlin maamul u...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img