Waxaan halka hoose si live ah uga daawan kartaa muslimiintii oo maanta gudanaaya waajibaadka xajka.
http://www.youtube.com/watch?v=7-KaQZsX3Lw#action=share
Kulan ey yeesheen beesha Jiwaaq Absame ayaa waxaa ey kalsoonidii kala laabteen hogaamiyaha raskambooni Axmed Madoobe kulankani ayaa waxaa uu ka dhacay magalada neyrobi...
Kenya ayaa iyadoo ka faaideysaneysa dagaalan sokeeye ee dheeeraadey waxaa ey xooga saartey sidii ey u sheegan lahey qeyb ka tirsan xeebaha dalka somaliya...