Guud ahaan dadka Asal ahaan kasoo jeeda gobolka Shabeelaha hoose ayaa waxay mudo dheer ka aamusnaayeen misna dulqaad badan ay u hayeen falalka Waxashnimada...
Waa dhacdo kale oo ka mid ah dhacdooyinka xanuun badan oo ku dhacaaya dad aan dalabkoodu(Codsigoodu) ka badnayn inay dhulkooda gudihiisa ugu noolaadaan si...