Maqaalada

Qiilka Habargidir"Ma ku qabso ku qadi maysid Shabeelaha Hoose Baa?".

Waxaan war badan iyo sheeg-sheegis midna u baahnayn deegaan ahaan halka ay beesha Habargidir ka degto dhulka  Soomaalidu degto ee bariga Afrika oo runtii...

Dhegayso…Dowlada oo maamul u samayn doonta G/Sh/Hoose

              Dowlada Soomaaliya ayaa xabad joojin dhex dhigtay maleeshiyaad mudooyinkaan ku dagaalamayay gobalka Shabeelaha Hoose, waxaana dowladu haatan ay wadaa qorshe ay maamul cusub ugu...

Wararka Wadajirradio Atlanta

---Qaraxyo xoogan oo maanta ruxay magaalada Marka. ---Ra'isul wasaaraha Xukuumada Soomaaliya oo booqday xaruntii lagu weeraray Shaqaalaha Turkiga ee Muqdisho. ---Golaha wasiirada xukuumada Soomaaliya oo yeeshay...

Maxamuud Sayid Aden”Gedo oo aan Kismaayo la socon,ma jirto meel kale oo aan u riixayo(Dhageyso)

          Maxamuud Sayid Aden oo ka mid ahaan jirey Xildhibaanadii Baarlamaankii KMG ee Soomaaliya, haatana ah Madaxa Howl gelinta Ciidamada Gobolka Gedo oo Wareysi dheer...

Wararka Wadajirradio Atlanta

          ----Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta si adag ula hadlay saraakiisha ciidamada dowlada. ----Wasiir ku xigeenka Arimaha dibada Jamaal Barow oo maanta Baarlamaanka hortagay ---QM...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img