Iyadoo maalmihii lasoo dhaafay ay isa soo tarayeen dhibaatooyinka Ciidamada Dowladu ay u geysanayeen dadka ku dhaqan degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha hoose ayaa...
Warar kol dhow inaga soo gaarey degmada afgooye ayaa waxaa ey sheegayaan halkaasi uu ka dhacay dagaal qasaaro kala duwan geystey dagaanka ayaa waxaa...