Maqaalada

Qormadii Axmed Suldan iyo Dhibaatada Gobolka Shabelaha Hoose lagu hayo

Waxaa waayahanba aad u soo kordhaysay hadal haynta dhibaatooyinka lagu hayo dadka reer Shabeellaha Hoose iyo la sheegashada gardarrada ku saleysan ee gobolkooda, inkastoo...

NGO-yada Maxaliga ah ee Muqdisho oo Dhac ba'an ku haya dhaqaalihii loogu talagalay Dib-u-dejinta Barakacayaashii KoonfurGalbeed.

Iyadoo maalin nimadii shalay taariikhduna ahayd November 24/2013 uu xarunta Xalane ee magaalada Muqdisho uu ku soo bandhigay Justin Brady oo ah madaxa UN-OCHA...

Khilaafka Madaxda Soomaalida: Ceeb Mise Caado?!

Qalinka: Xassan Xayle Waa cudurkii hore iyo caadadii lagu yaqiin madaxda dalka, ilaa iyo bilowgii xukuumadihii KMG ahaa. Waxay u egtahay in waxa kaliya ay...

Madaxweyne Xasan Shiikh Burbur maka badbaadin karaa Shirkan burburay ka hor bilowgiisii.

          Ilo wareedyo warkooda laysku halaynkaro ayaa waxa ay ku waramayaan in kulan qabanqaabo loogu jiro badbaadinta shirka fashilka hareeyay ee arimaha Jubooyinka ee Muqdisho...

Maqaal:- Masaajid Masaajido Dhaley

 Waa Barnaamij Sil-silad ah oo aynu uga hadli doono Goobaha ay ku cibaadaysato Somaalida iyo dhibka ku dhacay, ee ku kala yaalo Daafaha Caalamka,&...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img