Waxaan xasuusanaa in horey loo fashiliyey maamulkii uu madaxweynaha ka haa abuukaate XASEEY, Allah ha u naxariistee, dowladii uu madaxweynaha ka ahaa shaati gaduud...
Somalida waxay isku raacday in aay qaataan habka federaaliga ah si aay uga baxaan dhibaatooyinkii laga dhaxlay dowladihii dhexe ee wadanka ka talinaayey marka...