Dhegeysiga Codadka

Dhegeyso:Gacan Ku Dhiigle Ka Tirsanaan Jirey Ciidanka Boliiska oo Nin Shacab ah Ku Diley Degmada Afgooye oo Maanta Xukun Dil ah lagu Fuliyey

Maxkamada ciidamada qalabka sida ayaa maanta waxaa ay xukun dil ah ku fulisey nin lagu magacaabo Axmed Cabdi Maadeyoo ka tirsanaan jirey ciidamada boliiska...

Dhegeyso: Reysulwasare Kheyre oo Shacabka Ugu Baaqey Iney Is Kaalmeeyaan

Ra’isal Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa mar kale Shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay iscaawiyaan oo ay isku naxariistaan. Ra’isal Wasaaraha ayaa sidoo...

Dhegeyso:-Gudoomiyaha Gobolka banaadir oo maanta la Hadley Shaqaalaha Dowlada Hoose

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Thaabid Cabdi Maxamed ayaa sheegay in Qeybaha kala ee Shaqaalaha Dowladda Hoose ay isbuucaan qaadan doonaan Mushaaraadkooda. Waxa uu...

Dhegeyso:Gudoomiyaha Maxkamada Gobolka banaadir oo Sheegey Iney Ka Shaqeyn la Yihiin Qabiil iyo HOgaamiye Kooxeed

Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir Dr. Aweys Sheekh ayaa sheegay in ay qaati ka taagan yihiin oo Go’aanka Maxkamadda ay ka fulin la’yihiin Qabiil iyo...

Dhegeyso: Reysulwasaaraha Xukuumada Federaalka oo Sheegey In Shacabka Somaliyeed Looga Baahan Yahay Iney Isku Tashadaan

Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa sheegay in Xukuumadda ay ku shaqeyn doonto rabitaanka shacabka Soomaaliyeed, si looga dhabeeyo halbeega xukuumadda...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img